RW oo ka imaanayo beel aan la fileyn…

Warar hoose oo aanan la xaqiijin aya sheegayo in Raisal Waasaraha cusub uu ka iimaan doono beel aan la fileyn.

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmaay beelaha Abgaal iyo Haber Gedir aya hada warar ka yimid Vila Somaliya waxey xaqiijisey in labadaas beelod uusan ka imaaneynin Raisal Wasaaraha cusub.

Madaxweynaha Farmaajo aya u shegay odayaasha labadaas beelod in 30ki sanno la soo dhafay ee beeshooda u matalaayen matalaada ugu sarayso qaranka, sidaas awgeyd, in loo baahanyahay markaan in fursad la siiyo beelaha sida Baadi’cadde, xaawalde iyo shieekhaal maadam beesha mursade ee RW ee ka ahaayen xukamada hada dhacdey.

Warkan wa xan ku jurto suuqa oo aanan ilaa hataan la xaaqiijin.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s