
- Guddiga farsamo ee heer wasiiro oo lagu heshiiyay in ay kee naan talooyin kuma jiraan wasiiradda Jubbaland & Puntland
2. Hadii uu tago Farmaajo ra’iisul wasaare la’aan shirka Dhusamareb waa fashil ama wuxuu ku qasbanaan doo naa in uu aqbalo doorasho dadban
3. Hadii uu magacaabo ra’iisul wasaare cusub Farmaajo oo aay tagaan shirka Dhusamareb waa in ay aqbalaan doorasho dadban maa daama uu Farmaajo jabiyay heshiiskii Dhusamareb ee ahaa hala magacaabo guddi wasiiro ee loo dhan yahay kuna shaqeeya Dhusamareb
4. Hadii uu Farmaajo magacaabo ra’iisul wasaare ugana tago Muqdisho isaga oo qiil kadhiganaya ra’iisul wasaarihii wuxuu kumashquulsan yahay sameeynta xukuumadda wuxuu ku qasbanaan doonaa in uu aqbalo doorasho dadban
Kulanka Dhusamareb wuxuu umuuq daa in uu dib uga dhici doono 15ka bishan.