DEG DEG; Qarax xoogan ka dhacay Hotel Elite ee Lido Beach

Waxaa qarax weyn daqiiqado ka hor ka dhacay meel u dhow Hotelka Elite oo ku yaal Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlay inta badan Muqdisho ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dhacay Xeebto Liido ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo qiiciisa iyo uuradiisa laga arkay meelo ka fogfog Xeebto Liido ayaa kadib waxaa bilaabatay rasaas culus oo aan la ogeyn cidda rideyso.

Wali wax war ah oo ka soo kordha weerarkaasi lama hayo laakiin tilmaamaha ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al shabaab ay weerareen hoteelka Elite.

Wixi war soo kordho, kala soco BenaadirTv.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s