War deg deg; Madaxweynaha oo iskugu wacay beelaha degan Konfurta Somaliyed….

Madaxweynaha JFS ayaa soo dalbaday xildhibaanada beelaha HAWIYE in ee maalinta Khamiista habeenka jimcuhu soo galaayo oo taariikhdu tahay 27/08/2020 8:00 Fiidnimo inay isugu yimaadaan xarunta madaxtooyada villa somaliya.

NB. Xildhibaan waqtiga ilaali oo gaarsii sxbadaa

Ajandaha: dalabka madaxweynaha

ilal lagu kalsoon yahay aya u xaqiijiyey BTV in ee surta gala tahay in madaxweynaha uu ka codsado beelaha Hawiye in waqti la siiyo soo xulshada xilka Raisal Waraasenimada oo BenaadirTV idin soo gudbisey maalmo ka hor.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s